Waxyaabaha dabiiciga ah

Halkan waxaad ka heli kartaa waxaad ku ridi karto caagga cagaaran ee Warshadeynta Dabiiciga (nafaqeynta dhulka).

Waxyaabaha dhulka nafaqeeya

Haraaga cuntada

  • Geed-miroodka iyo qudaarta jilicsan
  • Hilibka, kalluunka iyo lafaha
  • Waxyaabaha caanaha laga samaeeyo
  • Ukun iyo qolof ukun
  • Baastada, digirta iyo bariiska
  • Rootiga iyo geed-cawseedka
  • Miraha qolofta leh iyo miraha qobka adag leh

Waraaqaha cuntada wasaqoobay

plain paper plates, paper towel, compostable paper cup, paper bag

 

  • Baakadaha biisaha lagu keeno
  • Napkins and paper towels
  • Waraaqaha kartoonada ukunta
  • Wax-soo-saarka qooshka shahaadada wata*
    • Saxuunta
    • Koobabka
    • Baaquliyada
    • Weelasha cuntada lagu soo qaato
    • Macalgad iyo fargeeto caag ah

*Raadi ereyga “Compostable” ama Logo BPI ee alaabta shahaadeysan. Alaabta ay ka muuqato calaamaddan leh oo keliya ayaa la aqbalayaa. Calaamadda BPI macnaheedu waa wax badqabid leh oo dhulka ku burburi doonaa oo aan dhulka dabiiciga ah wax bac ah uga tageyn.

BPI (Machadka Qajiinta Sameyska Alaabta) waa shirkad bixisa shahaado ah aqoonsi la hubo.. Waxaa alaabta laga xaqiijin karaa marka lagu aqoonsado markay dhulka ku burburayaan barta intarnetka ee BPI iyadoo laga dhex raadsanayo Diiwaanka Aqoonsiga Waxyaabaha Dhulka Nafaqeeya.

BPI Diiwaanka Waxyaabaha

 

Qooska kale ee sheyada reerka guriga

compotable silverware, coffee grounds and filter, tea bag, and houseplant leaves
  • Gufarka bunka iyo miirayaasha
  • Timaha iyo ciddiya-jarka
  • Waraaqaha sanka
  • Suufka iyo suufka dhegaha lagu nadiifiyo
  • Geedaha la gooyo iyo ubaxyada
  • Waxyaabaha ka samaysan qoryaha sida qoryaha cuntada lagu cuno, popsicle stick iyo findhicillada

Alaabta hoose ha dhex dhigin caagga waxyaabaha dabiiciga ah

Lama oggola

  • Qashinka dayrka
  • Faashadaha
  • Xafaayadda iyo waxyaabaha nadaafadda
  • Qashinka xoolaha iyo xayawaanka, saaladooda ama gogoshooda
  • Nadiifinta ama tirtiraha ilmaha
  • dufan ama saliid
  • StyrofoamTM 
  • Qashinka qallajisada ee ah dunta
  • Sheyada dib loo isticmaali karo (kaartoonada, muraayadaha, macdanta, waraaqaha, balaastikada) 
  • Waraaqaha jeexjeexan
  • baakadaha cuntada barafaysan kululeeyaha daangada lagu dubo (microwave)
  • Baakadda daangada ee mashiinka kuleyliyaha cuntada
  • Xanjada 
  • Waraaqaha cuntada lagu soo duubo 
  • Alaabta ku calaamadsan "biodegradable oo ah wax dhulka ku baabba'aya"
  • Waraaqaha olyada ama kuwa adag (haddii aysan haysan shahaadada BPI)

Faahfaahin dheeraad ah ka eego

Daabaco waxa Dib loo warshadeyn karo ee Dabiiciga ah si aad u eegato waxa aad ku rideyso caagga cagaaran ee waxyaabaha dabiiciga ah.

Organics Recycling – My Reason

Dhageyso sababta ay dadka Minneapolis u nafaqeynayaa dhulka, ka dibna ku soo biir qashinka nafaqeynta dhulka.

Contact us

Solid Waste & Recycling

 Facebook

Phone

612-673-2917

Address

Eastside Maintenance Facility

2635 University Ave NE

Minneapolis, MN 55418

Office hours

8 a.m. – 4:30 p.m.
Monday – Friday

This building is closed to the public.