Magaalada Minneapolis - Soomaali (Somali)

Feejignaan. Caawimaad bilaash ah oo ku saabsan tarjumida macluumaad kasta oo ka muuqda boggan, wac 311.

Eeg tarjumaadda websaydhkan oo af-Soomaali ah.

Waxaan kuugu turjunnay bogag muhiim ah oo websaydhkan afsoomaali adiga oo kuu ah adiga. U adeegso badhanka boggaga si aad u baadho boggagaas. Haddii kale, waad u adeegsan kartaa Google Translate inaad ku aragto bogga oo dhan oo af-soomaali ku qoran.

Google Translate waa adeeg beta oo ay bixiso Google Inc. si loogu tarjunto qoraalada iyo shabakadaha afaf kala duwan.

Fur Google Tarjume

Akhbaarta cudurka Koroonaha oo ku qoran afka Somaliga

This illustration, created by the Centers for Disease Control and Prevention (CDC), shows the structure of the coronavirus.

Bogga COVID-19 ee barta internetka ee Magaalada Minneapolis.

Akhbaar xayaysiin, macluumaadka xidhiidhka, baaritaanka COVID-19 oo lacag la’aan, liiska gargaarka iyo xaaladaha degaanka.

Bogga COVID-19 ee barta internetka ee Magaalada Minneapolis

Barnaamij Idaacadeed oo Somali ah - "Magaaladayda Minneapolis"

Waa barnaamij ka baxa raadiyaha KALY bishiiba mar oo maamulka magaaladu ugu talagalay in lagu wacyigeliyo korna loogu qaado aqoonta mowduucyada muhimadda gaarka ah u leh busha weynta Bariga Africa ee ku dhaqan Minneapolis.

Ka ogow wax intaa u dheer

Macluumaadka Magaalada oo Af Somali ah

Baro adegyada Magaalada iyo barnaamijyada fiidyowga ah oo maqal iyo muuqaal leh oo aad ka heli kartid kanalka YouTube ee Magaalada Minneapolis.

Waxaa kale oo aad Barnaamijyadan ka dawaan kartaa kanalada Minneapolis 14 iyo 799 ee Comcast.

Barnaamijyadan waxaa maalin kasta laga baahiyaa kanalka 14-naad sacadu marka at tahay 2-da habeenimo (2 AM) iyo 7bada fidniimo (7 PM).

Contact us

La xiriir caawimaad

311

Telefoon

612-673-3000