Cabashada Saraakiisha Booliska ee - Somali

Waxa aad soo gudbin kartaa cabsho liddi ku ah sarkaal u shaqeeya Waaxda Booliska ee Minneapolis.

Inta aadan bilaabin ka hor

  • Waa in aad fahamtaa nidaamka cabashada saraakiisha
  • Marka aad buuxiso foomkan, waxa aad soo gudbineysaa cabasho rasmi ah oo aad dooneyso in ay eegaan Xafiiska Dab U Eegista Hab Dhaqanka Booliska (OPCR).

  • Fadlan qor faahfaahinta ugu badan ee suurogalka ah si baaritaan loogu sameeyo cabashadaada. 

  • Waajib kuguma aha in aad ka jawaabto su’aal kasta.

  • Lagaama doonayo in aad sheegto halka lagaala soo xiriiri karo. Haddii aadan noo sheegin halka lagaaga soo xiriiri karo, kulama soo xiriiri karno

Hababka aad ku soo gudbin kasto cabashada liddiga ku ah saraakiisha booliska

Barta internetka

Waxa aad cabasho ku soo gudbin kartaa adiga oo buuxiya foomka barta internetka.

Cabashada ku soo gudbi barta internetka 

Fool ka fool

Waxa aad buuxin kartaa foomka cabashada oo aad keeni kartaa: 

Waxa aad buuxin kartaa ka hor inta adan imaan xarumahaas. 

Foomka kala soo dag barta internetka 

Boostada ku soo dir

Foomka ayaad la soo degi kartaa haddii aad dooneyso in aad boostada ku soo dirto cabashada. 

Foomka kala soo dag barta internetka

Boostada ugu soo dir Xafiiska Dab U Eegista Hab Dhaqanka Booliska

Request accessible format

If you need help with this information, please email 311, or call 311 or 612-673-3000.

Please tell us what format you need. It will help us if you say what assistive technology you use.

Foomka ka cabashada dhaqanka booliska

Contact us

Xafiiska Dib U Eegista Hab Dhaqanka Booliska

Telefoonka: 612-673-5500

Faakis: 612-673-2599

TTY: 612-673-2157

 

Cinwaanka

Xarunta Magaalada/City Hall
350 Fifth St. S.
Qolka/Room 239
Minneapolis, MN 55415 

Saacadaha shaqada 

8:30 a.m. – 4:30 p.m.
Isniin – Jimce