Amaanka deganayaasha

La soco oo diyaarso qorshe amaan mudada uu socdo dhageysiga maxkamadda.

Diyaargaroow

Abuuritaanka qorshe badbaadin

Degnayaashuu waa in ay sameystaan qorshe khatar oo dhan ka madax banaan.   Waxyaabaha khatarta ah waxaa loola jeedaa in aad barato sida aad naftaada, tan qoyskaaga iyo tan ganacsigaaga ku badbaadbin karto ka hor iyo ka dib marka ay dhibaato dhacdo.  Taas waxaa ka mid ah duufaanta, shilalka gaadiidka, baraf, qalalaase iyo kuwo kale oo dheeraad ah.

  • Waa in aad sameysaa qorshe iyo barnaamijka xaaladda degdegga ah
    • Waa in aad u diyaargaroowdaa in aad sameysato gabaad ama aad ka tagtaa goobta, iyada oo k xiran sida ayu xaaladdu markaas tahay.
    • Waa in aad ku talo gashaa in ay qaadan karto xaaladda oo caadi ku soo noqota ilaa 72 saacadood.   
  • Waa in aad abuurtaa qorshe wada xiriir.
  • Qoraal ka samee oo la soco hantida ma guurtada ah. 
  • Baro sida loo helo digniinta loona fahmo inta ay khatartu le’eg tahay. 
  • Qaado talaabooyin aad ku xafideyso aqoonsiyada muhimka ah iyo alaabada qiimaha leh.
  • Dib u qiimee xaaladda amaanka guriga oo wax ka badal si aad u xoojiso.
  • La soco oo tijaabi waxyaabaha xalka noqon kara iyo halka aad dhigto furayaasha.  
  • Dib u firii waxyaabaha ceymisku bixinayo adiga oo la xiriira wakiilka ceymiska.

Raac tilmaamaha iyo tusaalaha abuuritaanka qorashaha