Amaanka iyo taageerada dhageysiga maxkamadda

Magaaladu waxa ay la shaqeyneysaa hay’adaha kale si loo xaqiijiyo sugitaanka amaanka iyo wargelinta dadweynaha mudada uu soo socdo dhageysiga dacwadda liddiga ku ah sarkaalkii hore ee ka tirsanaa bool

Waxa aan doonayaa

La Soo Xiriir Magaalada

Xaaladda Degdegga Ah

Soo wac 911 xaaladaha degdegga ah ee qof ay noloshiisa khatar ku jirto oo aad u baahan tahay gurmadka degdegga ah ee booliska, dab damiska, ama shaqaalaha caafimaadka.

Soo gaarsii waxyaabaha aad ka shakiso ciidanka booliska ee Minneapolis.

Si aad u soo gaarsiiso ciidanka booliska ee Minneapolis waxyaabao aad ka shakiso oo aan u baahneyn gurmad degdeg ah.   [Tusaale ahaan:  Sida in aad u soo sheegto gaari dheereynaya oo taargo laheyn ama aad dariiqa xaafadda ku aragtay wax aad ka shakiso.

La xiriir khadka caawinaadda

Xaaladaha kale ee aan degdegga aheyn

Soo wac 311

Su’aalaha la xiriira ganacsiga iyo hantida ma guurtada ah

Shaqaalaha Xafiiska Ganacsiga ee Magaalaada

Contact us

Minneapolis 311

Hours

7 a.m. – 7 p.m.
Monday – Friday

Tip Line

Minneapolis Police Department

Text

847411

Tip Line

MN CrimeStoppers

Small Business Team

Community Planning & Economic Development

Phone

612-673-2499

Address

Public Service Building
505 Fourth Ave. S., Room 320
Minneapolis, MN 55415